Home » Archives by category » Wararka (Page 663)

Taariikhda Soomaaliya: Waa Barnaamish Toddobaadle ah oo aannu ugu Talagallay in aannu Talaada kasta ka sii daynno P/O laga Bilaabo 1da Luulyo Maalinta Midnimada (qaybtii 8aad – dhegeysi wacan!)

Comments Off on Taariikhda Soomaaliya: Waa Barnaamish Toddobaadle ah oo aannu ugu Talagallay in aannu Talaada kasta ka sii daynno P/O laga Bilaabo 1da Luulyo Maalinta Midnimada (qaybtii 8aad – dhegeysi wacan!)

Qaybihii hore halkaan ka dhageyso

Continue reading …

SOMALI MA ISKU SOO DHAWAN-AYSA MISE WAA SII KALA MIIR-MEYSA

Comments Off on SOMALI MA ISKU SOO DHAWAN-AYSA MISE WAA SII KALA MIIR-MEYSA

SOMALI MA ISKU SOO DHAWAN-AYSA MISE WAA SII KALA MIIR-MEYSA Inta badan dadku waa neceb yihiin runta hadey runtu noqoto mid kharaar. Hasa yeeshee waxey qaataan markey xeero iyo fandhaal kala dhacaan. Waxaase muhiim ah in aan runta laga baqin waayo taariikhda ayey galeysaa. Somalidu ma isku soo dhawaaneysaa? Mise waa sii kala miirmeysaa? Arrintaan […]

Continue reading …

Nicholas Kay oo Hargaysa uu kusoo dhaweeyay Wasiirkuxigeenka Arrimaha Dibadda ee Somaliland iyo Nicholas kay oo aad kadareemaysid wajigiisa in uu ka carooday sida loosoo dhaweeyay. (Daawo)

Comments Off on Nicholas Kay oo Hargaysa uu kusoo dhaweeyay Wasiirkuxigeenka Arrimaha Dibadda ee Somaliland iyo Nicholas kay oo aad kadareemaysid wajigiisa in uu ka carooday sida loosoo dhaweeyay. (Daawo)
Continue reading …

Cabdiqaybdiid iyo Baarleex oo ka hadlay sida Maamulka lowgu samaynayo Gobalada dhexe iyo Qaybdiid oo sheegay in ay haboontahay in Mudug ay 80% ay dhankooda tahay hadana ay fiicnaanlahayd in Mudug ay kusoo biirto Maamulka gobalada dhexe(Daawo)

Comments Off on Cabdiqaybdiid iyo Baarleex oo ka hadlay sida Maamulka lowgu samaynayo Gobalada dhexe iyo Qaybdiid oo sheegay in ay haboontahay in Mudug ay 80% ay dhankooda tahay hadana ay fiicnaanlahayd in Mudug ay kusoo biirto Maamulka gobalada dhexe(Daawo)
Continue reading …

Ugaas Cabdirashiid oo Somaliland kasoo goostay oo hadda lagu soo dhaweeyay Saaxdheer (Daawo Hadaladii Ugaaska Markii uu Soomaaliland katirsanaa iyo kuwii hadda)

Comments Off on Ugaas Cabdirashiid oo Somaliland kasoo goostay oo hadda lagu soo dhaweeyay Saaxdheer (Daawo Hadaladii Ugaaska Markii uu Soomaaliland katirsanaa iyo kuwii hadda)

Ugaas abdirishiid oo saaxdheer lagu soo dhaweeyey Ugaas Cabdirashiid markii uu Soomaaliland u olalaynayay

Continue reading …

Gaas iyo Nicholas Kay ayaa ka hadlay Xafladdii aasaaska Unsom (Dhageyso iyo Gaas oo sheegay in Puntland ay diyaar u tahay in ay la heshiiso DFS))

Comments Off on Gaas iyo Nicholas Kay ayaa ka hadlay Xafladdii aasaaska Unsom (Dhageyso iyo Gaas oo sheegay in Puntland ay diyaar u tahay in ay la heshiiso DFS))

Xafladdii xuska aasaaska Xafiiska Unsom Soomaaliya, ayaa markii ugu horaysay lagu qabtay Garoowe, waxaana kasoo qaybgalay Beesha caalamka isimada iyo Madaxda Puntland, waxaana goobta xafladda ka hadlay isimo, Nicholas Kay iyo Madaxwayne Gaas. Nicholas Kay yaa si kooban uga hadlay Xafiiska Unsom oo uu sheegay in Unsom uu 18 sano dalka ka maqnaa isla markaana […]

Continue reading …

Shiikh Mustafe oo Sheegay sida ay Soomaalidu Qabyaaladda xal ugu heli karto (Daawo)

Comments Off on Shiikh Mustafe oo Sheegay sida ay Soomaalidu Qabyaaladda xal ugu heli karto (Daawo)
Continue reading …

Cali Gurey Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Ucid oo sheegay in ay Xaq uleeyihiin Khaatumo in ay maamul Samaystaan (Daawo)

Comments Off on Cali Gurey Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Ucid oo sheegay in ay Xaq uleeyihiin Khaatumo in ay maamul Samaystaan (Daawo)
Continue reading …

Gaas ayaa sheegay in Nicholas Kay uu markii 6 aad yimid Puntland, isla markaana ay ka wada hadleen arrimo muhiima sida Khilaafka Puntland iyo DFS gaar ahaan Heshiiska shakiga dhaliyay ee Gobalada dhexe, Dastuurka DFS, Doorahada lafilayo 2016 DFS, sidii xiriirka DfS iyo Puntland loo hagaajinlahaa Nicholas Kay ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u […]

Continue reading …

Shulman Rogers ayaa Cadeeyay in aynanba garanayn Gudoomiyaha Bangiga dhexe Magaciisa ee kaliya ay garanayaan Madaxwayne Xasan Shiikh,Fawsiya, iyo Dilaal ganjab arrinkaan oo cadaynaya wixii awalba lagu haystay. Shulman Rogers waxay leeyihiin waxaan toos ula shaqaynaynay Madaxwaynaha Soomaaliya oo aan Akoon Turkiga ku yaal aan 9 million$ ugu shubnay. Shulman Rogers ayaa afkooda ku cadaynaya […]

Continue reading …