Home » Archives by category » Wararka (Page 699)

Maxamed Abuukar Maxamuud oo waraysi siiyay Daafeed: Shabeelada hoose si loo badbaadsho halakeeno ciidan kasocda, Bay iyo Bakool ama Puntland

Comments Off on Maxamed Abuukar Maxamuud oo waraysi siiyay Daafeed: Shabeelada hoose si loo badbaadsho halakeeno ciidan kasocda, Bay iyo Bakool ama Puntland
Continue reading …

Daawo waraysi: warbixin xaaladda shabeelada hoose.

Comments Off on Daawo waraysi: warbixin xaaladda shabeelada hoose.
Continue reading …

Cilmi baaristii uu sameeyay Dr. Dominik Balthasar iyo maqaal ay hada kahor puntlandobserver diyaarisay ayaa isku mid noqday akhr cilmi baarista Dr. Dominik Balthasar: oo afsoomaali ku qoran Dib u akhri Maqaal warbaahinta Puntlandobserver kadiyaarisay isku day shirkado iyo shakhsiyaad doonaya in ay boobaan Macdanta deegaanadda Beelaha Daarood. Hoos kilig garee si aad u akhrisid […]

Continue reading …

Somaliland, waxaa ka howl gala saddex shirkadood, Jacka Resources oo Australia,Ophir Energy oo UK,Genel oo ah shirkad Turkey iyo British isku jira (akhri cilmaaris cajiiba oo uu sameeyay)

Comments Off on Somaliland, waxaa ka howl gala saddex shirkadood, Jacka Resources oo Australia,Ophir Energy oo UK,Genel oo ah shirkad Turkey iyo British isku jira (akhri cilmaaris cajiiba oo uu sameeyay)

HIPS-Oil_in_Somalia-SOMALI (Warbixinta hoose oo dhamastiran) Bariga Africa marka la eego, 10% ceelalka shidaal ee la qoday waxaa laga qoday Soomaaliya. (Abiikar, 2012). Inkastoo sahanka tamarta ee aaggan uu wali marayo heer aan sugneyn, haddana kaydka shidaalka dhex ceegaaga gayiga Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa 110 billion oo barmiil, taas oo la simeysa Kuwait (UPI, 2012). Sidoo […]

Continue reading …

Somali iyo in Sharci iyo dastuur lagu dhaqmo maxaa kala haysta (Maqaal)

Comments Off on Somali iyo in Sharci iyo dastuur lagu dhaqmo maxaa kala haysta (Maqaal)

Bismillah. Dunida nasiibka u yeelatay in ay helaan nidaam caadila, waxay illaashadaan in lagu dhaqmo oo aan dhanna looga leexan shuruudihi iyo Dastuurkii shacabku ku heshiiyay ruux yar iyo ruux Waynba. Hadday dal noqon lahayd, haday Shirkad noqon lahayd, haday Urur ama Jaaliyad noqon lahayd, dadka wax wada wadaagay waxay ku dhaqmaan oo aynan dhana […]

Continue reading …

Dhageyso:Maxamed siciid Atom: warsaxaafadeedkiisii markii uu Muqdisho iska dhiibay

Comments Off on Dhageyso:Maxamed siciid Atom: warsaxaafadeedkiisii markii uu Muqdisho iska dhiibay

Anigoo ah Sheikh Maxamed Siciid Maxamed (Atom), waxaan u hayaa shacabka Soomaaliyeed farriin muhiim ah. Waxaan in muddo ah u dulqaadanayey qaladka Axmed Cabdi Godane iyo shabakadiisa ay ku hayaan shareecada Islaamka iyo dadka muslimiinta ah. Waxaan maanta go’aansaday inaan iskaga tago Xarakada Al-Shabaab arrimo badan awgood. Waxaa dhalinyarada loo sheegay in loo dagaalamayo iskuxirka […]

Continue reading …

Khilaafkii Kulmiye oo soo afjarmay (Video)

Comments Off on Khilaafkii Kulmiye oo soo afjarmay (Video)
Continue reading …

Daawo Axmed madowbe oo markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda dadka danyartaa iyo daadadkii Kismaayo (By Garyaqaan)

Comments Off on Daawo Axmed madowbe oo markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda dadka danyartaa iyo daadadkii Kismaayo (By Garyaqaan)
Continue reading …

Faaqidaada khilaafka Xisbiga Kulmiye (Video maqal ah)

Comments Off on Faaqidaada khilaafka Xisbiga Kulmiye (Video maqal ah)

Akhristow ma lasocataa in ay saxaafadu tahay halka ugu wanaagsan ee dadka laga hago. Markasta oo shacabka soomaalida ahi wax ku heshiiyaan, wixii lagu heshiiyay shakhsiyaad baa isa siiya, waayo waxay ka faa iidaystaan shacabka oo aan helin saxaafad soo gaarsiisa meesha ay marayso wixii shacabku lahaa. Khilaafka Xisbiga Kulmiye waa cashar wanaagsan oo ay […]

Continue reading …

Prof Gaas oo sheegay in aanu ka qaybgalayn doorashada Puntland ee soo socota, balse uu kaliya doonayo in uu intaas Puntland u dhiso nidaam daacada

Comments Off on Prof Gaas oo sheegay in aanu ka qaybgalayn doorashada Puntland ee soo socota, balse uu kaliya doonayo in uu intaas Puntland u dhiso nidaam daacada

Prof Gaas ayaa maanta markii ugu horaysay abid noqday Hogaamiyihii ugu horeeyay ee qaaradda Africa kasoo jeeda oo sheegay in aanu doorashadda soosocota aanu ka qayb qaadanayn, balse kaliya Teeramkaan hagaajinya Puntland kadibna siyaasadda ka fariisanaya. Hadii uu Prof Gaas uu arrinkaas ku adkaysto wuxuu noqonayaa Hogaamiye Africa kasoo jeeda kii ugu horeeyay ee dantiisa […]

Continue reading …