Home » Archives by category » Wararka (Page 778)

Daawo sidii Proff Cali Maxamed Geedi Kismaayo lowgu soo dhaweeyay

Comments Off on Daawo sidii Proff Cali Maxamed Geedi Kismaayo lowgu soo dhaweeyay
Continue reading …

Ogaysiis Dhamaan Dadwaynaah ku Nool Seattlle Washington Fadlan nagalasoo qaybgal Xaflad lagusoo dhawaynayo doorashadii dimuqraadiga ahayd ee ka dhacday Dal-udug (Puntland State of Somalia), laguna qaban doono DoubleTree Hotel maalinta Sabtida taariiqduna tahay 01/25/2014

Comments Off on Ogaysiis Dhamaan Dadwaynaah ku Nool Seattlle Washington Fadlan nagalasoo qaybgal Xaflad lagusoo dhawaynayo doorashadii dimuqraadiga ahayd ee ka dhacday Dal-udug (Puntland State of Somalia), laguna qaban doono DoubleTree Hotel maalinta Sabtida taariiqduna tahay 01/25/2014

Ogaysiis Dhamaan Dadwaynaah ku Nool Seattlle Washington Fadlan nagalasoo qaybgal Xaflad lagusoo dhawaynayo doorashadii dimuqraadiga ahayd ee ka dhacday Dal-udug (Puntland State of Somalia), laguna qaban doono DoubleTree Hotel maalinta Sabtida taariiqduna tahay 01/25/2014 …… Mahadsanidin Dhamaantiin

Continue reading …

Waxaa baryahan dadka lagu Jaahwareershaa Heshiis dhexmaray Somaliland iyo Somalia, laakiin xaqiiqda dhabtaa waxaa weeye Heshiiskii dhexmaray Beesha Irir ee ay ku kala qaybsanaysay Deegaanadda Beesha Daarood. Qaar baddan oo kamidda Beesha Caalamka oo kashaqeeya in Soomaaliya lakala qayb qaybsho iyagoo u arka in ay Soomaaliya wadajirkeeddu uu hallis kukeeni karo Waddamadda Soomaaliya dariska la […]

Continue reading …

Waftigii C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo safirkii Kismaayo dib uga dhacay

Comments Off on Waftigii C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo safirkii Kismaayo dib uga dhacay

Diyaaradii qaadilahayd waftigga Madaxwaxwayne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey ayaa arrimo faramo awgeed lagu heshiiyay in ay Waftiga Gaalkacyo ka qaado Bari subax aroorta hore hadii alle idmo.

Continue reading …

Dhagayso:C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey:Meel aan rabay roobna igu hel, Gaalkacyo waa meeshii aan rabay inay noqoto meesha ugu horaysa ee aan doonayay in tago

Comments Off on Dhagayso:C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey:Meel aan rabay roobna igu hel, Gaalkacyo waa meeshii aan rabay inay noqoto meesha ugu horaysa ee aan doonayay in tago

C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa maanta markii uu waxyar Gaalkacyo ku hakaday ka jeediyay Khubad uu aad ugu amaanay reer Gaalkacyo. Sidoo kale ayaa hadda kahor waxaa reer Gaalkacyo saas oo kale u amaanay Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland, sidoo kale Faroole ayaa markii ladoortay yiri Gaalkacyo waxaa laga helaa dadka ugu […]

Continue reading …

Dhagayso Beesha reer Mataan ee Abgaal oo si toosa Xassan Shiikh ugu sheegay hadii aan Gudoomiyaha Gobalka Banaadir lasiin ay Xassan Xamar kasaarayaan

Comments Off on Dhagayso Beesha reer Mataan ee Abgaal oo si toosa Xassan Shiikh ugu sheegay hadii aan Gudoomiyaha Gobalka Banaadir lasiin ay Xassan Xamar kasaarayaan

Shir ballaaran oo Beesha reer Mataan oo ah Beesha Abgaal isla markaana ah Beesha ugu baddan deegaanka Muqdisho ayaa shirka ay qabteen ujeedadiisu waxay ahayd in aanu dhaafin Booska Gudoomiyaha Gobalka Banaadir maadama Tarsan hadda xilkaas laga qaaday oo loo magacaabay Wasiir kuxigeenka Isboortiga. Xassan Shiikh Maxamuud wax baddan baa lowgu baaqay war faraha kala […]

Continue reading …

Kismaayo oo aad lowgu diyaargaroobay soo dhawaynta Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland

Comments Off on Kismaayo oo aad lowgu diyaargaroobay soo dhawaynta Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland

Kismaayo oo aad lowgu diyaargaroobay soo dhawaynta Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland, kadib markii uu kasoo amba baxay garoonka Gaalkacyo waxyar kahor sidda wararka Kismaayo kasoo gaaraya magaaladda Gaalkacyo ay sheegayaan

Continue reading …

Daawo Hibo Nuura oo Hees cusub qaadaysa oo Musiikadii waayo waayo loo tumayo

Comments Off on Daawo Hibo Nuura oo Hees cusub qaadaysa oo Musiikadii waayo waayo loo tumayo

Hibo Qaraami

Continue reading …

Daawo Madaxwaynaha Khaatumo Indhasheel oo Taleex Khudbad dheer ka jeediyay arrimo badan oo xasaasiyana ka hadlay

Comments Off on Daawo Madaxwaynaha Khaatumo Indhasheel oo Taleex Khudbad dheer ka jeediyay arrimo badan oo xasaasiyana ka hadlay
Continue reading …

Dhagayso Siilaanyo oo sheegay in Faransiisku Dhisayo Dekadda Barbara, iyo sidoo kale in aynan Soomaaliland Gooni Isutaagga marna ka gorgortamayn

Comments Off on Dhagayso Siilaanyo oo sheegay in Faransiisku Dhisayo Dekadda Barbara, iyo sidoo kale in aynan Soomaaliland Gooni Isutaagga marna ka gorgortamayn

Dhagayso Siilaanyo oo sheegay in Faransiisku Dhisayo Dekadda Barbara, iyo sidoo kale in aynan Soomaaliland Gooni Isutaagga marna ka gorgortamayn. Hoos ka dhagayso Codka Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/01/siilaanyo-fransce.mp3] Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Continue reading …