Home » Archives by category » Wararka (Page 805)

Mucjiso Maxaa ku jaangooyay 141 xildhibaan in loodiido saacid in uu baarlamaanka horyimaado, oo haduu hal ka dhimanaan lahaa ay ahaan lahayd barbardhac

Comments Off on Mucjiso Maxaa ku jaangooyay 141 xildhibaan in loodiido saacid in uu baarlamaanka horyimaado, oo haduu hal ka dhimanaan lahaa ay ahaan lahayd barbardhac

Waxaa wax mucjiso ah sidda ay u dhacday in ay ku jaango-do 141 xildhibaan xildhibaanadda diiday in uu Raysal wasaaruhu horyimaado Baarlamaanka. Inkastoo dad badan iswaydiinayaan maxaa Raysal wasaaraha mar hore u diiday in uu saxaafadda xortaa soo marsiiyo wixii uu damacsanyahay in uu Baarlamaanka ka horyiraahdo sidda haaday jiraan warbixin xasaasiya oo uu doonayo […]

Continue reading …

141 Xildhibaan ayaa diiday in Ra’iisul Wasaare Saacid uu hor yimaado Baarlamaanka

Comments Off on 141 Xildhibaan ayaa diiday in Ra’iisul Wasaare Saacid uu hor yimaado Baarlamaanka

Waxaa Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya si toos ah ugu socda ka doodista Mowshinka ay Xildhibaanada qaar ka keeneen Xukuumada uu Hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, waxana saacadihii ugu danbeeyay doodii maanta lagu balan sanaa hareereyay codsi ka yimid Ra’iisul Wasare Sacid, kaasi oo ahaa in uu hor yimado Baarlamaanka si uu isaga difaaco eedeymaha […]

Continue reading …

Daawo Musharax Gen Cabdullaahi Siciid Samatar: Madaxwaynaha Latvia wuxuu isku casilay guri dumay oo 50 Qof ku dhinteen, hadda Faroole iyo Cabdisamad ha is casileen Ceebtii Taleex awgeed

Comments Off on Daawo Musharax Gen Cabdullaahi Siciid Samatar: Madaxwaynaha Latvia wuxuu isku casilay guri dumay oo 50 Qof ku dhinteen, hadda Faroole iyo Cabdisamad ha is casileen Ceebtii Taleex awgeed
Continue reading …

Warar kala gadisan oo kusaabsan Muxuu Saacid ka hor orandoonaa Baarlamaanka hortiisa; Ma kashifaad waxa ay isku hayaan Madaxwaynaha sidda Lacag, wasiiro, Mase is casilaad:

Comments Off on Warar kala gadisan oo kusaabsan Muxuu Saacid ka hor orandoonaa Baarlamaanka hortiisa; Ma kashifaad waxa ay isku hayaan Madaxwaynaha sidda Lacag, wasiiro, Mase is casilaad:

Inkastoo shalay uu dalbaday raysal wasaare saacid in uu Baarlamaanka hortiisa inta aan mooshinka loo qaadin uu warbixin usoo gudbiyo Golaha wakiiladda, ayaa durbaba waxaa suuq dhex yaacayaa warar sheegaya maxay tahay ujeedadda iyo warbinta Raysalwasaaraha. 1) Qaar baa leh, raysal wasaaruhu wuxuu Baarlamaanka Hortiisa ka dhex Qarxindoonaa dooda asalkaa ee aynan shacabku ogayn ee […]

Continue reading …

Musharax Cali Xaaji oo noqday Musharixii ugu horeyay ee Garoowe si heer sare ah lowgu soo dhaweeyo (Daawo+dhagayso)

Comments Off on Musharax Cali Xaaji oo noqday Musharixii ugu horeyay ee Garoowe si heer sare ah lowgu soo dhaweeyo (Daawo+dhagayso)

Musharaxa ugu firfircoon dhaqdhaqaaqa Musharaxiinta Puntland Cali Xaaji warsame oo soomaray magaalooyin farabadan sidda Gaalkacyo, Boosaaso, Baran Qardho oo intaba si aan caadi ahayn lowgu soo dhawaynayay isla markaana marwalba saxaafadda la socday, ayaa noqday Musharaxoii ugu horeeyay ee Garoowe soogaara isla markaana kaba yaabay sidda aan caadiga ahayn ee lowgu soo dhaweeyay. Halkaan ka […]

Continue reading …

Puntland oo warsaxaafadeed kasoo saartay in Madaxwayne kuxigeenka laga difacay ciidan soo weeratay

Comments Off on Puntland oo warsaxaafadeed kasoo saartay in Madaxwayne kuxigeenka laga difacay ciidan soo weeratay

WAR SAXAAFADEED 30 November 2013 Ciidamada ilaallada Madaxweyne-ku-xigeenka Dowladda Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo jooga Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa iska difaacay weerar maalintii November 28 ay soo qaadeen maleeshiyo uu hogaamiyo siyaasi-isku-sheega Mr. Maxamad Yusuf Jamac (Indhosheel) oo ka yimid Qurbajoogta Europe. Waxaa isku dhacaasi ku dhintay hal askari oo ka tirsan […]

Continue reading …

Musharax Gen Cabdullaahi Siciid Samatar oo Boosaaso lagu soo dhaweeyay: 4 sanaan ku haynay Khaatumo daaya, hadda eeda iyo ceebta ka dhacday Taleex Madaxwaynahaa ka masuula

Comments Off on Musharax Gen Cabdullaahi Siciid Samatar oo Boosaaso lagu soo dhaweeyay: 4 sanaan ku haynay Khaatumo daaya, hadda eeda iyo ceebta ka dhacday Taleex Madaxwaynahaa ka masuula

Musharaxa Jagadda Madaxwayne ee Puntland Gen Cabdullaahi siciid samatar oo maanta si heer sare ah lowgu soo dhaweeyay maanta Boosaaso ayaa durba u tacsiyeeyay shacabkii taleex lagu laayay. Dadka dhintay alle ha u naxariisto, kuwa dhaawacmay alle ha daweeyo. ¤ sanaan qaylinaynay oo lahayn daaya Khaatumo, waayo Puntland kuma iman Xoog ee waxay kutimid rabitaan […]

Continue reading …

Mooshinkii ka doodista Kalsoonidda Saacid oo dib loo dhigay oo bari 9: aroornimo laga doodayo

Comments Off on Mooshinkii ka doodista Kalsoonidda Saacid oo dib loo dhigay oo bari 9: aroornimo laga doodayo

Kadib markii uu ay buuq ka keeneen Taageerayaasha RW-saacid tirinta magacyadda xildhibaanadda soo gudbiyay Mooshinka ayaa Gudoomiyhu dib u dhigay mooshinka tan iyo bari 9: aroornimo in dib la isugu soo noqdo

Continue reading …

168 Xildhibaan oo gudbiyay Mooshinka Saacid ka dhankaa iyo Beesha Caalamka oo goob jooga

Comments Off on 168 Xildhibaan oo gudbiyay Mooshinka Saacid ka dhankaa iyo Beesha Caalamka oo goob jooga

Waxaa buuq ka dhashay markii la akhrinayay magacyadda xildhibaanadda 168-da ah ee Mooshinka kadhanka ah Raysalwasaaraha soo gudbiyay, Goobta waxaa jooga oo mid mid loo yeriyay magacyadoodda 248 Xildhibaan. Hadii ay dhab noqoto oo ay sax noqdaan tiradda xildhibaanadaa ee Mooshinka Raysalwasaaraha ka dhankaa soo gudbiyay, waxaa iska Cad hadii cod laqaado ayba iska cadahay […]

Continue reading …

Gudiyadii tirin lahaa Codka kalsooni siinta ama kaqaadidda Saacid oo la dhariyay

Comments Off on Gudiyadii tirin lahaa Codka kalsooni siinta ama kaqaadidda Saacid oo la dhariyay

break Waxaa Goor aan fogayn la dhaariyay Gudiyadii tirin lahaa Codka gacantaagaa ee marka layiraahdo haloo codeeyo in Saacid in uu sii noqdo raysal wasaraha Soomaaliya iyo in kale. Hadii ay 140 Xildhibaan Gacanta u taagaan in Raysal wasaaraha xukunka laga qaado waxaa saas ku dhaqan galaya Mooshinka ka dhankaa Saacid

Continue reading …