Home » Archives by category » Wararka (Page 832)

daawo wacdarihii ay ka dhigtay HALYAYADDA SANADKA ABWAANAD DIYAANA Doodii Doorashadda Puntland ee Cawil: Diyaana ayaa tiri ragu Xaqa ayay kahiisheen 90% marka laga reebo Sakariye, Boqor Xirsi, iyo wiil si wanaagsan u hadlay, Dhaashanaa soo raaca

Comments Off on daawo wacdarihii ay ka dhigtay HALYAYADDA SANADKA ABWAANAD DIYAANA Doodii Doorashadda Puntland ee Cawil: Diyaana ayaa tiri ragu Xaqa ayay kahiisheen 90% marka laga reebo Sakariye, Boqor Xirsi, iyo wiil si wanaagsan u hadlay, Dhaashanaa soo raaca

Marka hore waxaa ceeboobay shakhsi kasta oo isku daya in uu Cadaalad daro sameeyo, iskuna dayo in asagoo xoogaa laaluusha qaadanaya marin habaabiyo Pulshadda khaasatan pageska isticmaalaya magaca Puntland waxay ahayd in ay xishoodaan oo wax iskula haraan. Waxaanan hadda aragnay qaar leh doorashadii hebel iyo hebel baa iskugu soo haray, arrinkaas wax aduunka ka […]

Continue reading …

Bossaso: Warbixin dhismaha Garoonka Diyaaradaha & iyo Xukuumadda Dr Cabdiraxmaan Faroole oo amaan balaaran ku heshay Hirgalinta Dhismaha Garoonka Diyaaradaha

Comments Off on Bossaso: Warbixin dhismaha Garoonka Diyaaradaha & iyo Xukuumadda Dr Cabdiraxmaan Faroole oo amaan balaaran ku heshay Hirgalinta Dhismaha Garoonka Diyaaradaha

Wakhtigii wuxuu ka dhamaaday Xukuumada Gen. Cade Muuse iyadoo aan dhamaystirin Terminal-ka Garoonka Boosaaso wax qorshe ahna aan u haynin dhismaha Dhabaha diyaaraduhu ku cararaan (Runway) . Markii ay Xafiiska la wareegtay Xukuumada Madaxweyne Dr. Cabdiraxamaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) waxay dadaal u gashay sidii loo dhamays tiri lahaa Garoonkaas iyadoo ku guulaysatay inay dakhliga […]

Continue reading …

Innaa lilaahi wa innaa illaahi Raajicuun: Daawo Dooni waday 500 oo qaxootiya oo Somali kujirtay oo shalay quustay oo 150 kaliya ay badbaadeen

Comments Off on Innaa lilaahi wa innaa illaahi Raajicuun: Daawo Dooni waday 500 oo qaxootiya oo Somali kujirtay oo shalay quustay oo 150 kaliya ay badbaadeen

Doonidan oo kashiraacatay dalka Libya ayaa usocotay dalka Talyaaniga, laakiin Doonidda ayaa lasheegay in ay badda dhexdeedda ku quustay kadibna intii dabaasha taqaanay un ay badbaadeen intii kalena ay u badantahay in ay dhinteen. Madaxa Jasiirad katirsan Dalka Talyaaniga ee Lampedusa ayaa sheegay in ay soo badbaadsheen illaa 150, oo kamidda 500 laakiin la yahay […]

Continue reading …

Daawo Waftigii Siilaanyo oo lakulmay Raysalwasaraha Turkiga, iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliland oo sheegay in Turkigu kabalanqaaday in hadda kadib Turkigu Caawimadda Min 50% ugu qaybin doono Somalia iyo Somaliland

Comments Off on Daawo Waftigii Siilaanyo oo lakulmay Raysalwasaraha Turkiga, iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliland oo sheegay in Turkigu kabalanqaaday in hadda kadib Turkigu Caawimadda Min 50% ugu qaybin doono Somalia iyo Somaliland
Continue reading …

Sidee Xassan Shiikh Soomaali isugu keenikaraa (Warbixin kooban) (Qaybta koobaad)

Comments Off on Sidee Xassan Shiikh Soomaali isugu keenikaraa (Warbixin kooban) (Qaybta koobaad)

Madaxwayne Xassan Shiikh Maxamuud ayaa markii xilka loo doortay waxaa si aan innaba caadi ahayn ugu Farxay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed min daraf illaa dacal, waxayna dadbadan is yiraahdeen Shacabkii Soomaaliyeed ee Mudadda dhibku haystay waa cusub baa u baryay. Jaaniska Xassan Shiiikh soo maray ayaa dhamaan dadka aragtidda dheer ku fasiraan mid dahabiya oo aan […]

Continue reading …

Daawo waraysi Suxufi, Qoraa, hal-abuur Daahir Calasow, oo ay waraysatay Iglan Saada Cali

Comments Off on Daawo waraysi Suxufi, Qoraa, hal-abuur Daahir Calasow, oo ay waraysatay Iglan Saada Cali
Continue reading …

Wasiiradda arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Fawsiya Xaadi oo lakulantay wasiirka arrimaha dibadda ee kanada

Comments Off on Wasiiradda arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Fawsiya Xaadi oo lakulantay wasiirka arrimaha dibadda ee kanada

Wasiirada Arrimaha dibada Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare kuxigeen ayaa kula kulantay magaalada Ottawa ee dalka Canada Wasiirka arrimaha dibada dalkaas John Baird, iyadoo booqashadan ay aheyd tii u horeysay oo wafdi dowladda Soomaaliya ka socday marti qaad rasmi ka helaan dowladda Canada muddo 25-sano ah. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Arrimaha dibada Canada ayaa […]

Continue reading …

Daawo: Bookhashadii madaxwayne Xassan uu kutagay Ohio, oo Soomaalidii laba ukala jabtay, Taageerayaal iyo mucaarad daawo labadda kooxood.

Comments Off on Daawo: Bookhashadii madaxwayne Xassan uu kutagay Ohio, oo Soomaalidii laba ukala jabtay, Taageerayaal iyo mucaarad daawo labadda kooxood.

Halkaan marka hore waxaad ka daawataa Taageerayaashii oo hool isugu yimid isla markaana lagu tufayo kooxdii mucaaradka ahayd Halkaan ka daawo. Halkaana ka daawo Kooxihii Madaxwaynaha kubaanbaxay oo Hoteelkii Madaxwaynuhu shirka ku qabtay banaankiisa ku banaan baxaya.

Continue reading …

Daawo Taliyaha Ciidanka Maamulka Jubbaland Macalin Maxamed oo arimo badan ka warbixiyay

Comments Off on Daawo Taliyaha Ciidanka Maamulka Jubbaland Macalin Maxamed oo arimo badan ka warbixiyay
Continue reading …

Fadeexad: Xildhibaan Ilyaas oo kamidda Xildhibaanadda Soomaalidda Kenya oo Kufikar Noqday Kenyaatiga Somalidda Qaxootigaa kasoo horjeeda (Daawo Warbixin Xasaasiya)

Comments Off on Fadeexad: Xildhibaan Ilyaas oo kamidda Xildhibaanadda Soomaalidda Kenya oo Kufikar Noqday Kenyaatiga Somalidda Qaxootigaa kasoo horjeeda (Daawo Warbixin Xasaasiya)

Markii kooxdii Alshaab ay dad Masaakiina kulaayeen Dukaamadii West-Gate waxaa sidii aan saadaalinaynay durba kacay shacabkii Kenyaatiga, laakiin waxaa cajiib noqotay nin Xildhibaana oo kasoo jeeda deegaanka Nfd ee Soomaalidu degto oo layiraahdo Xildhibaan Ilyaas barre Shiil. Puntlandobserver ayaa soo si gooniya usoo duubtay Codka Xildhibaan Ilyaas oo leh hakabaxeen Qaxootiga Soomaalidda kenya. Halkaan ka […]

Continue reading …