Home » Archives by category » MAANSOOYINKA

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Wax walba ka horreeysii, in aadan naftaada been u sheeginnin.Above all, don’t lie to yourself.Fyodor Dostoevsky

Sidee Loola Heshiin?

Comments Off on Sidee Loola Heshiin?

Sidee Loola Heshiin?   Hoo nimaan ku tarayn Hiilna kuu galahayn, Hantidaad u yeeshiyo Intaad maal u hibeeysey Kuugu haynnin abaal Hawana aad uga buuxdo, Hanad baan ahay fiican Iyo rag adaa u horreeya Hiyigiisu tusaayo, Daruurta haadi korkeenna Iyo cirkaas haaminhayaa.   Haddaad hoos u ogaatana Hungo aan waxba dhaamin Oo halna aan ku […]

Continue reading …

Gabyaa Mahad Maxamed Jimcaale Dhagadheere Oo 2015 Gabay Ka Tiriyay Xaaladda Soomaaliya, Gacmo Shisheeyana Dusha Ka Saaray Dhibka Soomaaliya Ka Socda (dhegeyso)

Comments Off on Gabyaa Mahad Maxamed Jimcaale Dhagadheere Oo 2015 Gabay Ka Tiriyay Xaaladda Soomaaliya, Gacmo Shisheeyana Dusha Ka Saaray Dhibka Soomaaliya Ka Socda (dhegeyso)
Continue reading …

Sengood Aad U Tabaraystay

Comments Off on Sengood Aad U Tabaraystay

Sengood Aad U Tabaraystay … Tafaraaruqa kuwii innagu ridey, toodi suubsade’e Taws aan baxayn iyo bugtay, nagu tallaaleene Tubtii innaga leexshiyo jidkii, innagu toosnaaye. Tashigiiba sida loo gafaan, wali tebaayaaye Tawfiiq ma noqon wiilashii, taajka loo xiraye Tacaddi aan yarayn baa ka dhacay, tay ku kacayeene. Ninkii tiro yar maalkiisa waa, laga takooraaye Maraykaanku nagu […]

Continue reading …

WAANO

1 Comment

  WAANO Wadaad iyo ninkii waran lahow, dirir u weel qaada! Wehel iyo walaal wada socdoo, waana-qaba yeesha! Wacadkaad isugu dhaarateen, waafi ha ahaado! Waddankeennu waa fiicanyahaye, cadowga weydaarsha! Walbahaarka dhiga geesi baan, waabasho aqoone! Raage Ugaas

Continue reading …

Jaamac Ma Illaaway?

1 Comment

  Jaamac Ma Illaaway?   Jambeelkuba sagaarada hadduu, jeexa ka ugaadho Jumbulkeeda xuurka ah hadduu, kaga jiqiiqsiiyo Kama jiidatee waw cidaa, jiiska habartiiye Laxduna waw jalaaddaa ilmaha, jiirka kaga yaalle.   Lixda jilibee reer Cali-Gerow, Jaamac ma illowdey? Ina Dhawrahaan jaajin jirey, Jaamac ma illaaway? Duryankii jiriiddada xumaa, Jaamac ma illaaway? Axmed Ciise jaahiisu gubey, […]

Continue reading …

Abwaanka Soomaalinimada Iyo Daacadnimadu Ku Wayntahay Abwaan Sugaal Cabdi iyo Gabaygii Waano ee Uu Ku Waaniyay Xildhibaan Xaaraan Cune

Comments Off on Abwaanka Soomaalinimada Iyo Daacadnimadu Ku Wayntahay Abwaan Sugaal Cabdi iyo Gabaygii Waano ee Uu Ku Waaniyay Xildhibaan Xaaraan Cune

Halkaan ka eeg gabayadii aan horay uga daabacnay abwaan Sugaal

Continue reading …

Gabay:Farmaajona maagi mayno By Nasro Ahmed Xabay

Comments Off on Gabay:Farmaajona maagi mayno By Nasro Ahmed Xabay

Kadib markii Qalbi-dhagax loo dhiibay Itoobiya, waxaa ka faa–iidaystay qolooyin mucaarad ku ah dawlad soomaaliyeed oo ku kacay Farmaajo.   Hadaba gabadh yar oo abwaanada Nasro Ahmed Xabay ayaa tixdaan yar   barteeda facebuugga soo dhigtay, waa tix si xigmadaysan u sharaxaysa xaqiiqda dhacday Farmaajona maagi mayno mayno ♧Fudaydna ku tuuri mayno ♧Dacaayado faafin mayno ♧Muwaadinka […]

Continue reading …

SHAN GEESLE

1 Comment

Halkaan ka eeg qormooyinkii aan horeu uga daabacnay Cali Xuseen Xirsi ”Cali Makaadsade” SHAN GEESLE Calanyahow shanta gees lihi Ilaahay guul ha ku siiya oo Cadowgaagu ha guura oo Gurigaa lagu saaray Waligaa ku gabow! Galabtii lagu taagay Guddidii soconaysay, Qaar baa gowska qaniinnayoo Gadaal kuu dhugan waayayoo Gardarray ku socdaanoo, Daday meel ku garaacdiyo Gumeysi […]

Continue reading …

Waa Calako

Comments Off on Waa Calako

  Waa Calako   Waa calako meel yuurartiyo, cunug aan weynaane Waa ciiryaamo roob da’ahayoo, ciiro iyo qiiqe Waa baradho ceeriin ah iyo, xuubka caarada’e.   Cudud ma leh col kula weerar gala, ciidan iyo xooge Inkastooy cid kuu soo diraan, waa cidloo kale’e Caloosha iyo madaxay sidii, dumar cantuugaane Maandhow cayaayirka iga daa, Carabi […]

Continue reading …
Page 1 of 41234