Home » Archives by category » Taqwada (Page 2)

Daawo Sh MUstafe Illaahay Khayr Ha Siiyee Oo Sharaxaya Oo Cadayna In Qofka Iimaankiisu Uu Ku Xiran Yahay inta Uu Diinta Ka Rumaysanyahay (Waa Run Qalbiga Wanaagsan iyo iimaanka waa deeq alle)

Comments Off on Daawo Sh MUstafe Illaahay Khayr Ha Siiyee Oo Sharaxaya Oo Cadayna In Qofka Iimaankiisu Uu Ku Xiran Yahay inta Uu Diinta Ka Rumaysanyahay (Waa Run Qalbiga Wanaagsan iyo iimaanka waa deeq alle)
Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Kuwiinna rumeeyow! Soon ayaa laydin faray, sidii loo faray kuwii idin ka horreeyey, si aad xumaanta uga dhawrsataan. Quraanka Kariimka 2:183 Suuradda al-Baqara     يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ O you who believe! Fasting is prescribed for you, as […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Bisha Ramadaan waa bisha Quraanku soo degey; isagoo dadka hanuun u ah, hanuun ku garab siiya kala saaridda xaqa iyo baaddilka. Waa in soomid uu billaabaa kiinna ogaada dhalashada bisha Ramadaan. Kuwiinna buka ama socdaal ku jira waa in maalmaha ka taga xilli kale gudaan. Eebbe kallif iyo culays […]

Continue reading …

Kadib markii aduunka horumar laga gaaray oo waxwalba maanta adoo dunida meesha u danbaysa joogga ayaad arki kartaa gurigaaga oo waliba aad cabiri kartaa gurigaaga inta kilomitir oo laba jibaaran ama squure uu yahay, Hadaba kadib markii aan Google Earth ka cabirnay dhererka iyo ballaca magaalooyinka Muqdisho iyo Hargaysa ayaan helnay warbixinta hoose. Muqdisho inta […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Carabta lamadeggaanka degta waa kuwa ugu daran kolkay gaalnimo iyo labawejiilennimo noqoto. Waxay inta badan ku suganyihiin aqoondarro ka haysata in ay gartaan xuduuddada xeerarka uu Eebbe Rasuulkiisa ku soo dejiyey. Illaahayse waa wax walba Ogaale, waa Garaad Idile. Qur’aanka Kariimka 9:97 Suuradda al-Atawba   The Arabs of the desert […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]   (Maxamed), u sheeg addoommadayda in waxa ugu wanaagsan ay yidhaahdaan. Dhabtii shayddaanka baa shaqaaqooyin dhexdooda ku beera; isagu waa nacabka aadanaha.   Qur’aanka Kariimka 17:53 Suuradda al-Israa     (Muhammad), tell My servants to say what is best. Satan sows dissension among them; he is the sworn enemy […]

Continue reading …

Garashada Sirgaxan

Comments Off on Garashada Sirgaxan

Cabdishakuur Cali Nuur   Garashada Sirgaxan Nin ayaa culimmo ka maqlay maalinta qiyaame cid kasta Eebbe in uu garsoori doono. Xayawaanka kol ay ku tahay, sida rida geesaha leh oo geesaheeda midda aan geesaha lahayn ama seenyoon ku disha. Waxaa la oranayaa: ”Intii lagugu dhuftay ama laguu geeystey markaad adduunka joogtay, ka aargooso ciddii kuu […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Kuwa rumeeyow! Haddii qof caasi oo faasiq ah uu macluumaad idiinla yimaaddo, ka baaraandega, idinkoo ka baqaya xogla’aan darteed in aad dad waxyeello ku gaadhsiisaan, dabadeed noqotaan kuwa falkooda ka qoomammeeya. Qur’aanka Kariimka 49:6 Suuradda al-Xujuraad   O you who have believed, if there comes to you a disobedient […]

Continue reading …

Sun iyo Deebaaq

Comments Off on Sun iyo Deebaaq

Sun iyo Deebaaq   Ninka dulinka joogtaystayow, daawo maad lihide! Dirirtiyo colaaddaad waddana, waa mid kuu darane Ninkii dacar abuurtana berruu, dalaggeed goostaaye Hadduu nolol damcaayana ma cuno, sun iyo deebaaqe.   Dibnihiisa uma quuro milil, dacar dhunkaaleede Dagaal iyo sidoo kale ma galo, shay naftow darane Colna lama dugsado iyo waqaa, cudurka daacuune Waxaan […]

Continue reading …

Salaadaha Dhulalka Ferenjiga

Comments Off on Salaadaha Dhulalka Ferenjiga

Salaadaha Dhulalka Ferenjiga Maax – waa oday Soomaaliyeed. Markii dalka Soomaaliya dagaallada iyo kabtay-ma-aragtay ka dhacday ayuu hayrafkii ku yimid waddan ka mid ah waddammada Yurubta Galbeed. Maax waqtiga uu Yurub yimi wuxuu ahaa da’ dhexaad, imminkase wuxuu u janjeersaday qorrax-u-dhac ama waayeelnimo. Maax inta uu qurbaha joogey wuxuu guursaday afadiisii koowaad, waxaana isla qurbaha ugu […]

Continue reading …
Page 2 of 3123