Ciidamadii Ethiopia ayaa saakay ka jihaystay Magaaladda Baydhabo kadib muran baryahaan ka dhextaagnaa iyaga iyo Dawladda Fedaraalkaaa.
Wararkale ayaa sheegaya sidoo kale innay kabaxayaan magaaladda Baladwayne.
Marankan ayaa salka ku haya ismaandhaaf dhanka xilal ay Dawladda fedaraalkaa u magacawday deeganaadaas iyo Doblamaansiyiinta Ethiopiyaanka oo aan ku qanacsayn qaabka loosoo xulay madaxdaas.
Sidoo kale waxaa baryahaanba si hoose u socday is afgaranwaa qarsonaa.
puntlandobservr@gmail.com