Ciidamo Shalay Galab Cadaado laga Soo Daad Gureeyay Oo Saakay Weeraray Galbeedka Gaalkacyo

Filed under: Wararka |

Sirdoonka Puntland ayaa sii ogaa in ay saaka dagaal sadex geesooda ku soo qaadi doonaan fariisinkooda maleeshiyaad maalintii shalay laga soo daad gureeyay xarunta Galmudug ee Cadaado, kadib markii ay yimaadeen ciidamada Amisom.

Illaa saakay ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa ka socday, dagaal culus oo hubka noocyadiisa kala duwam la isku adeegsanayey.

Wali lama hayo khasaaraha dhabta wuxuuna dagaalku ka socdaa goobihii ay cuudamadu isku hor fadhiyeen