Ciidanka Dawaawiishta Ee Puntland Oo Gaaray Hadaaftimo

Filed under: Wararka |

Kadib markii la sheegay in maleeshiyaadka argagixisada la sheegay in ay dhaqdhaqaaq ka wadeen aagga degmada Hadaaftimo ayaa waxaa gaaray degmada Hadaaftimo qayb ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland oo loo badaniyo in ay saldhig ka samaysan doonaan.
Beer Burco