Cismaan Dheere Wasiirka Dastuurka Galmudug Oo Puntland Ugu Baaqay In Aan Isuscodka Ganacsi Ee Shacabka Soomaaliyeed Lakala Xirrin

Filed under: Important News,Wararka |

cusmaandheere
Kadib Qaraxyaddii Gaalkacyo ee dadka baddan lagu laayay ayuu maamulka puntland amray in ay baabuurta Koonfur iyo Waqooyi Puntland uga imanaya ay xuduudaha Puntland ku dajiyaan wixii rara oo ay wadaan.

Waxaana arrinkaas jawaab ka bixiyay Wasiirka Dastuurka ee Galmudug oo sheegay in ay cawaaqib xumadeeda leedahay haddii dadka ganacsada isusocdkooda la carqaladeeyo.

Dhegeyso

4 Responses to Cismaan Dheere Wasiirka Dastuurka Galmudug Oo Puntland Ugu Baaqay In Aan Isuscodka Ganacsi Ee Shacabka Soomaaliyeed Lakala Xirrin

  1. Pingback: Cismaan Dheere Wasiirka Dastuurka Galmudug Oo Puntland Ugu Baaqay In Aan Isuscodka Ganacsi Ee Shacabka Soomaaliyeed Lakala Xirrin - Daily Somalia Report