Cismaan Dheere Wasiirka Dastuurka Galmudug: reer Hiiraan walaalahaya dagaalka ha joojiyaan aduunku waa ka gudbay dagaal (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

cusmaandheere
Wasiirka dastuurka Galmudug horeyna usoo ahaa Musharax jagada madaxwayne ee Ximan iyo Xeeb, ayaa si kulul uga hadlay beelaha Galmudug ku diriraya 2016.

Cismaan dheere ayaa sheegay in aduunku maanta hiigsanyo horumar, isla markaana maamulada kale ee Soomaaladu ay hiigsanayaan horumar dal ayna wanaagsan tahay in maanta dhanka horumarka lagu tartamo oo la isaga daydo-

Naanta nabadgalyaa lagu faanaa iyo horumar

Dhegeyso

One Response to Cismaan Dheere Wasiirka Dastuurka Galmudug: reer Hiiraan walaalahaya dagaalka ha joojiyaan aduunku waa ka gudbay dagaal (Dhegeyso)

  1. Pingback: Cismaan Dheere Wasiirka Dastuurka Galmudug: reer Hiiraan walaalahaya dagaalka ha joojiyaan aduunku waa ka gudbay dagaal (Dhegeyso) - Daily Somalia Report