COMEDY Wasaaradaha Dhabta Ah Ee Soomaalida U Adeega Waa Kuwan by Abdi Addow

Filed under: Important News,Wararka |

Wasaaradaha tirada badan ee qabiilka lagu qeybsaday waa maqaar saar laakiin wasaaradaha dhabta ah waa kuwan:
un-somali ministries
OCHA= Wasaarada isku deba ridka NGO-yada iyo mucaawinada.
UNDP= Baarlamaanka / wasaarada arimaha Gudaha
UNFPA= Wasaarada qorsheynta caalamiga
WHO= Wasaarada caafimaadka
UNCDF= Wasaarada Shaqada
UN-HABITAT= Wasaarada arimaha dibadda
UNICEF= Wasaarada Hooyada iyo dhalaanka
UNAIDS= wasaarada cudurka AIDS-ka
UN-Volunteers= Wasaarada dhallinyarada :-p
UNESCO= Wasaarada Hidaha iyo tacliinta
UNEP = Wasaarada deegaanka iyo daaqa.
UN-Human Rights = Wasaarada xuquuqda aadanaha
UN-Women = Wasaarada haweenka
IOM.OIM = Wasaarada qurba joogta
ILO = Wasaarada shaqaalaha
UNIDO = Wasaarada warshadaha
UNODC = Wasaarada arimaha asluubta iyo maxaabiista
UNOPS = Wasaarada horumarinta reer miyiga.
FAO = Wasaarada beeraha
The World Bank = Wasaarada maaliyada
UNHCR = Wasaarada qaxootiga iyo barakacayaasha dagaalada
AMISOM = Wasaarada gaashaandhiga iyo amniga
UNSOM = Wasaarada federaalka iyo cadaalada
DFID = Xafiiska Ra’iisull wasaaraha
USAID = Villa Somalia