Culusow, Sakiin iyo Dhagajuun oo usii heshiiyay Gaas in shirka Kismaayo Geeska lagaliyo oo sidii Dumarkii loo huruufo (Xog si hoose noo soo gaadhay Sawirro+video)

Filed under: Important News,Wararka |

Warar si hoose noo soo gaaray ayaa sheegaya in uu Shariif sakiin u soo jeediyay Xasan Culusow iyo Cabdikariin Dhagajuun in ay Geeska galliyaan oo huruufaan Madaxwaynaha Puntland inta lagu guda jirro shirka Kismaayo, isla markaana si wanaagsan loo ammaanno Axmed Madoobe.

Waa arrin runtii noocyada ay Gabdhaha 13 jiradaa ay isku huruufaan lamid ah, waxaana ay dad badan oo dunida dacaladeeda ka daawanayay ay dareemeen sida ay kooxda uu shariif Sakiin hogaaminyay ay ula xintamayeen Madaxwayne Gaas oo isagu allaahii alle yahay oo aan u warhayn, laakiin ay runtii ka jajabiyeen markaad arragto xooggaa sida looga caraysiiay.

Dhanka kalena waxaad mooddaa kooxda shariif sakiin in ay xodxodanayaan xubnaha Beesha Caalamka, arrinkaas oo aynan dhaqan u lahayn Soomaalida asalkaa.

Soomaalida asalkaa ayaa marka ay ajnabiga la jooggaan liqa wixii xifaaltan ee dhexdooda ah, isla markaana si kal iyo laabba isku salaama oo wixii dhexdooda ahaa xalay dhalay ka noqda, laakiin raggaan Madaxda Soomaalida dheeganaya oo hadda u dhaqmaya sida dhoocilaha waa in lasoo baarro Soomaalinimadooda asalkaa.

Bal sawirada isha si fiican ula raac waxa dhacay

culusow iyo ted

gaas oo fakaraya

kooxda sakiin

kooxda sakiin2
axmed madoobe caleemasaar3
sakiin dhagajuun culusow

sakiin dhagajuun

sakiin iyo dhagajuun

sakiin iyo kooxdiisii

axmed madoobe caleemasaar

axmed madoobe caleemasaar1


P/O Desk