Daaw Barnaamijkii Abid Ugu Wanaagsanaa ee Looga Doodo Hufnaan Iyo Maamul Wanaag Iyo Dr Sulub Oo Wacdaro ka dhigay

Filed under: Aqoon-kororsi,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Waa Barnaamij Gole Soomaali Leedahay ka baxa kii ugu qiima badnaa, waxaana sida ugu wanaagsan looga doodayay sidii Soomaalidu u helilahaayeen hanaan siyaasadeed oo isla xisaabtan maamul wanaag iyo hufnaan ku astaysan

Warbaahinta P/O ayaa si gaara ugu hambalyaynaysa wariyaha iyo tv.ga SBC iyo waliba aqoonyahanno dooda is waydaarsanaya.
Waxyaalihii goobta lagu soo qaaday ayaa waxaa ka mida in la dhiso iskuul lagu barto dawlad wanaagga cadaaladda iyo hufnaanta.

Daawo barnaamijkaan adaa aad ugu bogi doona, waliba waxaa lagu soo beeggay xili ay kooxo doonaya in ay carqaladeeyaan nabadda puntland ay maalmahaan iyagoo sidii gangskii qoryo la wareegaya ay marba dhan wada u sii raacayeen, isla markaana caruur iyo dumar 2017 qoryo u dhibayeen.
Waxaa ka qayb galaya
Xildhibaan cali dhaga Cadde (Agaasimaha wasaaradda Cadaaladda
Maxamed cali Faarax (Waa Xildhibaan)
Dr Cabdiraxmaan Sulub (Qoraa caana oo waxka qoray hogaanka wanaagsan)

One Response to Daaw Barnaamijkii Abid Ugu Wanaagsanaa ee Looga Doodo Hufnaan Iyo Maamul Wanaag Iyo Dr Sulub Oo Wacdaro ka dhigay

  1. Pingback: Daaw Barnaamijkii Abid Ugu Wanaagsanaa ee Looga Doodo Hufnaan Iyo Maamul Wanaag Iyo Dr Sulub Oo Wacdaro ka dhigay - Daily Somalia Report