Daawo adaa qoslayee waftigii Puntland ee Gaas hogaaminayay sida ay Balibusle ugu nasteen iyo hidaha iyo dhaqanka

Filed under: Wararka |

Gaas Aqal Soomaali

(Faah’Faahin+Sawiro) Madaxwayne Gaas oo wata dharka Hidaha iyo Dhaqanka lana gudoonsiiyey Koob iyo Had’yado kala duwan ,kulana kula qaatey Shacabka deegaanka Balli-Busle meel fagaare ah.