Daawo Ali Xaaji Oo Degan Ohio Oo Shaki Ka Maajiyay In Wiilkii La Sheegay In Uu Dadka Toorayda La dhacay Aynan Dhab Ahayn

Filed under: Important News,Wararka |

Ali Xaaji degan Ohio meeshii la sheegay in uu wiil Soomaaliya dad masaakiina tooray la dhacay ayaa bartiisa Facebook soo dhigay Video uu shaki kaga muujiyay wiilkii Soomaaliga ahaa ee la sheegay in uu dad masaakiina Tooray la dhexqaaday.

Ali Xaaji ayaa sheegay in markii hore wararka lagu sheegay in nin cadaana uu dad laayay.
Hadana wuxuu sheegay Ali Xaaji in ay macquul tahay wiilkaan Soomaaligaa in uu gaarigu xitaa dad kaga dhacay,
Ali Xaaji ayaa ku doodaya maxaa naloo tusi waayay kaamiradii ama maxaa loo toogtay oo loo qaban waayay si markaas loo baarro sababta uu ninkaan dadka masaakiintaa toorayda ula dhacay.

Ali Xaaji ayaa shaki ka muujiyay in arrinkaan uu ahaa qorshe lasoo maleegay oo la doonayo in Soomaalida dhiigooda lagu xalaashado.

One Response to Daawo Ali Xaaji Oo Degan Ohio Oo Shaki Ka Maajiyay In Wiilkii La Sheegay In Uu Dadka Toorayda La dhacay Aynan Dhab Ahayn

  1. Pingback: Daawo Ali Xaaji Oo Degan Ohio Oo Shaki Ka Maajiyay In Wiilkii La Sheegay In Uu Dadka Toorayda La dhacay Aynan Dhab Ahayn - Daily Somalia Report