Daawo Beenyadii Uu Gobalka Bari Caanka Ku Ahaa Oo Ay Somaliland Gaar U Sheegteen

Filed under: Important News,Wararka |

frankasense dhulka b eenyada

Aduunka waxaa ugu xun qof hawshiisii ka been sheega, ama suxufi ha noqdo ama masuul kale ha noqdo, ruuxu waxa uu masuulka ka yahay waa in uu sida runtaa uga warbixiyo.

Waxaa ay cid walba ogtahay in Beenyada Somalia ka baxda ay 80% Gobalka Bari beero ku yaal ka baxdo, hase yeeshee baryahaan waxaa soo badanaya warbixino aduunka laga iibinayo in ay beenyadu ka baxdo oo qura Gobalka Sanaag qaybta beesha reer shiikh isxaaq.

Sida sawirka kore ku cad waa maapka dhulka ay ka baxdo beenyadu, waana qayb aad u yar qaybta reer sh isxaaq kaga soo aadaysa, hase yeeshee hadda dunidii baa laga dhaadhicnayaa geedkaan Somaliland un buu ka baxaa.

 

Way fiicantahay in Soomaalidu suuq fiican u hesho beenyada, laakiin waa in aan laga been sheegin halka ay badideedu ka baxdo

http://edition.cnn.com/videos/world/2017/04/20/inside-africa-frankincense-the-aromatic-ingredient-a.cnn

 

One Response to Daawo Beenyadii Uu Gobalka Bari Caanka Ku Ahaa Oo Ay Somaliland Gaar U Sheegteen