Daawo Cabdisalaan Gentelman Oo Soomaali Runta Faraha Ka Saaray Gaar Ahaan Kooxaha Gooni Goosadka (Walaalkaa Markuu Qaldamo Hadaad Runta U Sheegto Waad U Hiilisay)

Filed under: Important News,Wararka |

Trurh wisdon
Runta oo la isku sheego oo lagu dhiirado waa kala bar xal loo hello qawmiyadda Soomaalida.

Maansha allaah waxaa cad in jiilka soo koraya ay hadda ilbaxeen oo huuhaa uu wado siyaasi dayuus aan laga yeellayn.