Daawo Dood Culus BBC-tv Arrimaha Jiriifka Badda Oo Ay Ka Qaybqaadanayaan Wasiiru Dawlaha kaluumaysiga Puntland C/Raxman Kulmiye Iyo Wasiirka Kaluumaysiga DFS Siciid

Filed under: Important News,Wararka |

Cabdiraxmaan Kulmiye ayaa sheegay in maraafiibta Jariifka ay horkacayaan Horgalayaal Soomaaliya oo lacagyar ka qaata maraakiibta Jariifka.

Iyo Su’aalo kulul oo la waydiinayo wasiirada oo la leeyahay Dawlad Gobaleedyada iyo DFS ayaa shatiyada siisa maraakiibta Jariifka.

Iyo Saciid wasiirka kaluumaysiga DFS oo sheegay in ay helleen Qalab casriya oo satalite-ka lagala socon koro maraakiibta badda ku jirta.

Iyo Hay’addo caalamiya oo kaalmo laga filayo badda lagu illaalinkaro.