Daawo Heshiiskii Dhexmaray Puntland Iyo Galmudug

Filed under: Wararka |

-Inkastoo aan wali laga heshiin arrinkii xuduudaynta oo ay ahayd in la cadeeyo aagga ay Puntland xukunto oo canshuurta ka qaadatao Maapkeedda iyo Aagga ay Galmudug xukunto oo canshuurta ka qaadato, waayo waa meesha marwalba uu dhibku ka dhacaa.

Laakiin in dhulka Soomaaliyeed ay Soomaalidu wada daaqaan waa fikir wanaagsan, hadiise aan dhulka la xadayn sida caalamka oo dhan oo aan boor loo samayn degmo kasto dhulka ay xukunto, qulquladahaas waligood xal loo helimaayo-