Daawo isbahaysiga ka dhexeeya dalalka Turkiga iyo Khadar oo isku bah ah iyo Sacuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo isku bah ah oo lakala jirsaday Jamhadaha ka dagaalamaya Liibiya

Filed under: Wararka |

Isbahaysiga Turkiga iyo Khadar ay ku taageerayaan ururka Akhwaanu Muslimiin ee kajira dalka Libya, ayaad arkaysaa dhanka Soomaaliyana in is bahaysiyadaan ay lakala saftaan ururada Diimaha iyo Cilmaaniyiinta Soomaaliya ka hawl gala.

Ruuxii barnaamijkan daawada wax baddan buu ogaanayaa fadlan si wanaagsan u dhamaystiro oo daawo barnaamijkaan.