Daawo Khudbadihii Aqalka Sare Iyo Madaxwayne Farmaajo Oo Sheegay In Ay Soomaaliya Dhulkeeda Ku Jiraan Wabiyaal Biya ah Oo Satelite Laga Ogaaday

Filed under: Wararka |


groundwater-africa

3 Responses to Daawo Khudbadihii Aqalka Sare Iyo Madaxwayne Farmaajo Oo Sheegay In Ay Soomaaliya Dhulkeeda Ku Jiraan Wabiyaal Biya ah Oo Satelite Laga Ogaaday

  1. FARMAAJO IYO QARAW CARRUUREEDKIISA

    “SHIRKAD SHISHEEYE OO CAAN AH BAY DAWLADDU LA GASHAY HESHIIS HORDHAC AH.

    SHIRKADDANI WAXAY LABA SANO GUDAHOOD KU SOO SAAREYSAA BIYAHA KU JIRA DHULKA

    HOOSTIISA IYADOO ADEEGSANEYSA SATELLITE. WAA LAGA BAXAYAA GAAJADA IYO FAQRIGA.”

    NINYOHOW, HADDIIBA GAAJADA IYO FAQRIGA LOOGA BAXAYO LABA SANO GUDAHOOD, SIDA

    UU LEEYAHAY FARMAAJO, HADDIIBA SATELLITE LAGU SOO SAARAYO BIYAHA KU JIRA

    DHULKA SOOMAALIYEED HOOSTIISA, SOW MA HABBOONA IN LA SUGO DHEREGTA IYO

    BARAARAHAAS?!

    FARMAAJO WUXUU U EG YAHAY RUUX QUUSTAY. RUUX GARWAAQSADAY IN UUSAN KA SOO

    BIXI KARIN WAXYAABAHA LAGA SUGAYO, MARKAASUU GO’AANSADAY INUU U WAREEGO

    MAAWEELO IYO BEEN.

    SIDA AAN ARKO AMA AY ILA TAHAY, HADDA IYO WIXII KA DAMBEEYA FARMAAJO

    WUXUU URURSANAYAA WIXII LUFLUF AH UU KA GAARSIIN KARO MUDDADA U HARSAN.

    WAXAY ILA TAHAY FARMAAJO INUU IS-DHIIBAY, INUU QUUSTAY, INUU U SOO JEESTAY

    DANIHIISA SHAKHSIGA AH IYO LAALUUSH URURSI IYO MADADAALO CARRUUREED.

    Abdulqadir Tallman
    July 15, 2017 at 5:53 pm
    Reply

  2. ilkayar boon marexaan ah marna runta ma laga fila? Waa barre huraale miiran.

    Puntilandia
    July 15, 2017 at 9:37 pm
    Reply

  3. MAAWEELADA CRRUURTA

    QOFBA WUXUU HADLAA INTA UU MAANKIISU LA
    EG’ YAHA.

    CARRURTA IYO WIXII LA CAQLI AHNA WAXAY KU HADAAQAAN WAXA LOO YAQAAN

    “MAAWEELADA CARRUURTA.”

    BAL DHEEHO:

    A. LAAMIYO AY DAWLADDA FARMAAJO DHISEYSO.

    B. FARMAAJO OO KHUDBAD SHACABKA U
    JEEDINAYA, LEHNA: DAYAX GACMEED AMA
    satellite BAA SOO SAARAYA BIYAHA KU
    JIRA DHULKA HOOSTISA, SI’ LABA SANO
    GUDAHOOD SHACABKU UUGA BAXO GAAJADA
    IYO FAQRIGA.

    C. Wasiir Salim Caliyow Ibrow oo yiri
    “BIYO IYO KORONTO AYAAN GAARSIINEYNAA
    REER MIYIGA.”

    RAAC LINK-IGAN:

    http://allgalgaduud.com/2017/07/dhageyso-dawladda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-wado-qorshe-dadka-reer-miyiga-ah-lagu-gaarsiinayo-koronto-iyo-biyo

    DAWLADDANI WAXAY AF CARBEED KU LEEDAHAY:

    “ANIGA OO QUUSTAY OO WAREERAY HORTA MA I TAQAAN? WALLEE JANNADII BAAN IDIIN DABAALSIIN!

    ABKIIN MAGAN EE IIGU SIMA LABA SANO, INTA AAN URURSANAYO XOOGAA LAALUULSH AH.”

    Abdulqadir Tallman
    July 16, 2017 at 9:44 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *