Daawo Makiinadihii Lacagta Shllin Soomaaliga Lagu Daabici Jirray Ee Laascaanood Oo laga Mudaaharaaday

Filed under: Important News,Wararka |

makiinadaha lacagta Shilin Soomaaliga lagu daabaco ayaa kala yaala, Laascaanood, Cadaado iyo Boosaaso.

Waxaana isku soo dhaw kuwa Boosaaso iyo Laascaanood yaala sida aan wararka ku helayno.
Hadaba sahcabka magaalada Laascaanood ayaa dhibkii saameeyay, waxayna ka banaanbaxeen lacagihii faalsada ahaa oo qaar ay ganacsatadu diidday

One Response to Daawo Makiinadihii Lacagta Shllin Soomaaliga Lagu Daabici Jirray Ee Laascaanood Oo laga Mudaaharaaday