daawo mapka degmooyinka Soomaaliya iyo sida Beeluhu u kala degaan

Filed under: Wararka |

Maapka Soomaaliya iyo Gobalada halkaan ka eeg

Somali_tribes_districts

Halkaana ka eeg 18-ka Gobal, Gobal kasta inta Degmo ee uu ka koobanyahay

1- Awdal:- wuxuu ka kooban yahay afar degmo oo kala ah
baki
boorame ,oo caasimada gobolka ah
lug hayo
zaylac

2- Banaadir oo magaalo madaxda muqdisho
waxay ka kooban tahay sidaan anigu u hayo 15 degmo waana kuwan

cabdi casiis
boondheere
xamar jajab
xamar weyne
hawl wadaag
heliwaa ama huri waa
hodan
kaaraan
shangaani
shibis
waaberi
wada jir
wardhiigley
yaaqshiid
dharkeynley

3- BARI oo isaguna wuxuu ka kooban yahay 11 degmo

boosaaso oo caasimada ah
caluula
badarbeyla
rako
ufayn
waaciya
qandala
qardho
xaafuun
isku shuban

4- Togdheer oo isaguna ka kooban afar degmo

burco waa caasimada
buuhoodle
shiikh
oodweyne

5- Sool wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

laas caanood waa caasimada gobolka
caynabo
xudun
taleex

6- Galguduud wuxuu isna ka kooban yahay SIDEED degmo.

dhuusa mareeb oo caasimada gobolka ah
cadaado
alad
balanbale
ceelbuur
ceeldheeren
caabud waaq
gel hareeri

7- Hiiraan wuxuu isna ka kooban yahay shan

baladweyne waa caasimada gobolka
buula barde
jalalaqsi
masax
matabaan

8- Gedo wuxuu isna ka kooban yahay lix degmo

garbahaarey oo caasimada gobolka ah
baardheere
beledxaawo
doolow
ceelwaaq
luuq

9- Waqooyi Galbeed wuxuu isaguna ka kooban yahay afar degmo

hargeysa oo caasimada gobolka ah
dacar budhuq
ber bera
gebilay

10- Mudug isaguna wuxuu ka kooban yahay shan degmo

gaalkacayo oo caasimada gobolka ah
galdogob
xara dheere
hobiyo
jiriiban

11- Shabeelada Dhexe wuxuu ka kooban yahay todobo degmo

jawhar oo caasimada gobolka ah
balcad
mahadaay
cadale
aadan yabaal
warshiikh
RUN rugood

12- Shabeelada hoose wuxuu ka kooban yahay todoba degmo

marka oo caasimada gobolka ah
afgooye
aw-dhiigle
baraawe
kuntiwaarey
qoryooley
sablaale

13- Bay wuxuu ka kooban yahay shan degmo

baydhabo waa caasimada gobolka
buurxakabo
diinsoor
qansaxdheere
bardaale

14- Bakool wuxuu isna ka kooban yahay shan degmo

xudur waa caasimada gobolka
ceelbarde
rab dhure
tiyeglow
biyooley

15- Jubada dhexe wuxuu ka kooban yahay afar degmo

bu’aale oo caasimada ah
dujuma
jilib
saakow

16- Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo

ceerigaabo waa caasimada gobolka
ceel afweyn
laasqoray
badhan

17- Jubada hoose wuxuu ka kooban yahay shan degmo

kismaanyo oo caasimada ah
afmadow
badhaadhe
xagar
jamaame

18- Nugaal wuxuu ka kooban yahay afar degmo

garoowe waa caasimada gobolka
dangorayo
ayl
burtinle

One Response to daawo mapka degmooyinka Soomaaliya iyo sida Beeluhu u kala degaan