Daawo Prof Toogane Oo Madaxwayne Gaas Xilli Hore Ka Sheekeeyay

Filed under: Important News,Wararka |

Prof Togane ayaan xigmadiisa muddo ku daabacaynay PO laakiin waxaan ka gaabsanay mar uu dhalleeceeyay Madaxwayne Gaas, laakiin maadaama hadda sanooyin badan laga joogay hadalkaas Prof Togane xilli dheer waxaan go’aansanay in aan soo daabacno maadaama hadda muddo laga joogo.

Prog Togane ayaa ka sheekeeyay aqoonyahanada Soomaalida oo 3 u qaybshay
1) ayuu ku daray Baadiyow.

2) qolada labbaad ayuu ku daray Axmed Samatar iyo Cabdi Ismaaciil Samatar.

3) Kooxda sadexaad ee aqoonyahanka soomaalida ayuu ku daray Madaxwayne Gaas

Wuxuu kaloo ka hadlay xaqdara lagu sameeyay Sacdiya Salaad oo kasoo jeeda beesha Carab saalax oo reer abti u ah Gaas, balse ka cabatay in Puntland lagu qadiyay beesha Carab Saalax.

Hadaba daawo.