Daawo Sh Cali Raage: Heesuhu Qalbigay Daweeyaan, Laakiin Hebl Dil Hebel Nebcaw Kuwaasaa Xun

Filed under: Wararka |

Heesuhu waa naxadiis iyo jacayl iyo madadaalo, qalbigay daawo u yihiin iyo xigmad.
laakiin dad gaalaysiin, dad nacayb, dagaal iyo dadqalnimo kuwa ka shaqeeya ayaa neceb heesaha.