DAAWO: Sheekh Umal oo iska fogeeyay inuusan xiriir la lahayn al shabaab

Filed under: Wararka |

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa ka hadlay liis dhawaan ka soo baxay dawlada Kenya oo lagu sheegay in looga shakinsan yahay inay xidhiidh la leeyihiin Alshabaab.Ashqaasta liiskan lagu xusay ayaa la xanibay okoonadooda waxaana kamid ah 14 xawaaladood oo ah kuwa ugu waaweyn xawaaladaha Soomaaliyeed.

Sheekh Umal wuxuu sheegay in magaciisa lagu daro liiskan waxay muujinaysaa jahawareerka kujira sirdoonka iyo macluumaadka ay wax ku dhisayaan.Hadalka Sheekh hoos ka daawo