Dadqalatadii Ciraaq Oo La Fashiliyay Ilma Yar oo Ay Daroogeeyeen Oo Suunka Qaraxa Ku Xireen

Filed under: Wararka |

Dadqalatadaan musiibadaa ee masaakiinta dumarka iyo caruurta nafta u keenay ayaa khiyaanadoodii lagu fashiliyay dalka Ciraaq.

Kadib markii la qabtay ilma yar oo 11 jir ah oo ay Suunka Qaraxa ku soo xireen soona daroogeeyeen.

Kuwaani ceeb uma dhintaan Balaaya Idinla tagtay.

Daawo adaa yaabaya waxa dhacay

One Response to Dadqalatadii Ciraaq Oo La Fashiliyay Ilma Yar oo Ay Daroogeeyeen Oo Suunka Qaraxa Ku Xireen

  1. Pingback: Dadqalatadii Ciraaq Oo La Fashiliyay Ilma Yar oo Ay Daroogeeyeen Oo Suunka Qaraxa Ku Xireen - Daily Somalia Report