Dagaal dib uga qarxay Gaalkacyo

Filed under: Wararka |

Waxaa magaaada Gaalkacyo dib uga qarxay Dagaal muddo laga cabdis qabay.
Waxaa wararku sheegayaan in ay weerarka billaabeen dhanka Galmudug.

Walow aan wali la xaqiijin dadka ku dhintay cadadooda hadana waxaa hubaala in xabadaha waawayn la isku adeegsaday

Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa waday waan waan laakiin aan wali soo gaarin Gaalkacyo
Dhanka kale waxaa burburay waan waan ay wadeen odayaasha dhaqanka