Dagaal Ooge Faysal Cali Waraabe: “Garoowe Xoog Baan ku Qabsan lahaa haddii aan Soomaaliland Madaxwayne ka noqonlahaa” (Daawo Faysal oo sheegay in 22-kii sano ee lasoo dhaafay ay un-tu dhiibeysay lacagta ay Horgalayaasha Sool iyo Sanaag siiyaan)

Filed under: Wararka |

Halkaan ka dhageyso yaa bixiya lacagta lasiiyo horgalayaasha Sool iyo sanaag lasiiyo, dhageyso Faysal oo kasheekaynaya in lacagtaas ay Un-tu Soomaaliland siinaysay illaa 1991 kii