Dahir Calasow Oo Dagaal Dheer Oo U Ku Qaaday Farmaajo, Maantana Maama Malyuun (Bum Bum****) Ku Weeraray Farmaajo (Faallo Gaaban Iyo Kaftan)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaa Soomaali isku raacday in uu Farmaajo yahay nin qalbi wanaagsan oo daacada hase yeeshee marba hadaad noqoto Madaxwayne Soomaaliyeed, waa in aad u diyaargarawdo dacaayado farabadan oo run iyo beenba wadata, dacaayaddaas oo ku dul saarnaaan doonta inta aad hayso shaabadda madaxnimo ee Soomaaliya, hase yeeshee maalinta shaabadaas kaa wareegto wixii ka danbeeya cidna ku ammaani mayso kuna dacaayadayn mayso

Hadaba Daahir Calasow ayaa Farmaajo ku qaaday dagaal culus oo dhanka saxaafadda ah.

Maalin dhexdeera Daahir Calasow wuxuu qadkiisa soo galiyay gabadh sheegtay in ay Farmaajo walaalo yihiin.

Daahir Calasow ayaa weerarkiisa u adeegsada dhanka Qabyaaladda

 

Hadaba Hoos ka daawo Maama Malyuun (Bum Bum****)  oo baryahaan Facebuugga haysata, oo maanta Farmaajo weerartay Iyo Daahir oo Webkiisa iyo Facebuuggiisa ku soo bandhigay

http://waagacusub.info/play.php?action=video&id=491&do=play_video