Damjadiid oo lasoo helay shirkad shidaal oo ay heshiis kula galeen in ay deegaanada Puntland ee Mudug ay shidaal ka baaraan

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Puntlandobserver ayaa horay u qortay maqaal Muranka Galmudug Puntland iyo DFS iyo waxa aanad ogayn arrin la xiriirta Shidaalka (maqaal Kooban)

Waxaana maanta shir jaraa-id qabtay Dhoolawaa agaasimaha Macdanta Puntland oo soo helay cadaymo shirkad shidaa Link Natural Resources FZC

Puntlandobserver ayaa horay u sheegtay in arrinka murankaan dhaliyay uu salka ku hayo arrimo shidaal laakiin maanta waxaa lahayaa cadaymo iyo saxiixyo.

Raggii ugu cuslaa arrinka Galmudug in ay xuduudda Puntland sheegato waxaa ugu hadal adkaa Cabdi Qaybdiid waana ninka saxiixay Dukumiintigaan, ninka labaad ee ugu cuslaa xagga siyaasadaynta iyo qosolbeenaadka qofka waxgaradkaa uu fahmayo wuxuu ahaa Xasan Sheekh oo dabcan ogaa heshiiskaan waayo wuxuu ahaa ninka koobaad ee green light ku siiyay Qaybdiid in uu sheegto deegaanada Puntland

Halkaan ka dhegayso shirka jaraa-id ee dhoolawaa agaasimaha macdanta Puntland

Dhanka kalena hoos ka eeg warbixin Puntlandobserver ay hadda ka hor ka diyaarisay

Maqaalkii Puntlandobserver bil ka hor qortay oo dhab noqday (Shirkadaha Shidaalka ee reer Galbeedka oo doonaya Batroolka Puntland(Beesha Daarood) in ay ku boobaan iyagoo soo maraya Beelaha Isaaq iyo Hawiye (Hargaysa iyo Xamar))

Hadaba yaa shirkadaan leh. Shirkadaan waxaa laga leeyahay Canada.
Management Seasoned ExperZse
Dubai:
§  Sam Mckay, President & CEO, Founder (Dubai)
§  Nick Jeromes, VP Corporate Development (Dubai)
Vancouver:
§  Robert Findlay, COO
§  Roger Macdonald, Geologist & Project Manager
§  Jim Mcrea, Resource Geologist
§  Jody Timmis, GIS / Geophysics / Project Data Management
Advisory Board:
Dr. AbdullahiAhmed Addou(Virginia)
Hanad AbdullahiAhmed Addou(Dubai)

Lacagta lakala saxiixday in ay ku baxayso Baaritaanka oo qura
§  First site visit contemplating grid type ground based geophysics and scintlometer
unit (completion by week 4 for +/- $100,000 USD)
§  Abbreviated (first phase) advanced high resolution airborne gravity gradiometry,
EM and Spectrometry
-Design, plan, fly & interpret w/ completion by week 16 – $1.5 to $3.0 million
depending on 2
nd
phase)
§  Follow Up w/ extensive grid type drill testing to 10 meter depth,
eg: 50 to 100 meter spacing for modern resource categories
of “Measured & Indicated” & “Inferred” resources
w/ completion by week 36 (est. 4 to 6.0 million USD)
§  Ancillary work (eg: baseline environmental, interpretations & reporting,
Management, CSR, Security, Logistics, Travel, & Corporate
(est. 2.0 million USD)
§  Other consulting fees (est. 1.0 million USD)
§  Total First Year Budget at: Total 12 million$