Dawladda maraykanka oo joojinaysa dhaqaalihii DFS ay siinjirtay haddii xaalku sidan kusii socdo

Filed under: Wararka |

Dawladda maraykanka ayaa markii labaad muddo wiig gudihiisa si toos ah Mowqifkeeda ugu cadaysay Kooxda wadda Mooshinka aan sharciga ahayn ee lagu doonayo in inta Xildhibaanada laaluush lasiiyo sidaas aan sharciga ahayn lagu cayriyo raysal wasaaraha, taas oo ay cawaaqib xumo ka dhalankarto.

Hadaba Xogta ku saabsan in maraykanku dhaqaalaha ka jarayo DFS Halkaan Hoose marlabaad ka eeg

Officials Say US Threatens Aid Cuts to Somalia