Deeq aruurin waxbarashada Dusiyada dalkii hooyo oo lagu qabtey Toronto

Filed under: Wararka |

Qurbajoogta canada
Deeq aruurin waxbarashada Dusiyada dalkii hooyo ayaa lagu qabtey
Toronto. Gaar haan School kuyaal magaalada Bursaalax ee Puntland.

Sarkaal katirsan ciidanka Booliska ee Canada ayaa barnaamijkaas
garwadeen ka ah. Officer Mohamud Elmi waxaa uu kudaadaaley Schoolka
Rajo in uu kahirgalo Magaalada Bursaalax.
Dad badan ayaa ka soo qeeyb galay deeq aruurinta lagu qabtey Toronto

daawasho wacan.

Mohamed Dahir
Toronto – Canada