Deg Deg: Puntland oo Ciidamo u diraysa Dhinawda Qoryawayn

Filed under: Wararka |

Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa guura habeenkii waxaana jira Khidado badan oo la doonayo in lagu soo qabqabto, iyo khidao ay Maleeshiyaadku ciyaarayaan sidii ay u baxsan lahaayeen

Waxaana ay warar hoose sheegayaan in ay Maleeshiyaad Alshabaab damacsanyihiin in ay u baxsadaan dhanka Dhinawda Qorya wayn oo Garacad ka xigta dhanka Hobyo kuna taal xeebta badwaynta India

dhinowda

One Response to Deg Deg: Puntland oo Ciidamo u diraysa Dhinawda Qoryawayn

  1. Pingback: Deg Deg: Puntland oo Ciidamo u diraysa Dhinawda Qoryawayn - Daily Somalia Report