Deg Deg: Soocade Oo Is Casilay

Filed under: Wararka |

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocade ayaa is casilay.
Soocade oo saxaafadda u waramay ayaa sheegay in uu warqad qoraala oo ay ku qorantahay is-casilaadiisu uu u geeyay Madaxwaynaha Puntland, isla markaana uu Madaxwaynuhu ka aqbalay.

Soocade ayaa sheegay in arrinka uu isku casilay ay isaga gaar u tahay

2 Responses to Deg Deg: Soocade Oo Is Casilay

  1. Pingback: Deg Deg: Soocade Oo Is Casilay - Daily Somalia Report