deg deg: Xafladdii lagu Taageerayay Go’aanka Madaxwayne Gaas oo lagu qabanayo skårbygrånd 1 Renkeby Torget 16374 Stockholm

Filed under: Important News,Wararka |

xafladda taageerada go'aanka madaxwayne gaas

Jaaliyadda Puntland ee Stockholm ayaa Axadda nagu soo aadan 7.12.2016 waxay qabanaysaa Xaflad ballaaran oo lagu diidantahay 4.5, isla markaana lagu taageerayo Go’aankii Madaxwaynaha PuntlandCabdiwali Maxamed Cali Gaas .

Xafladda ayaa qabanqaabadeeda waxaan u kala harrin bulshawaynta reer Puntland iyo Bulshada Soomaaliyeed ee samaha jecel ee kasoo horjeedda nidaamka 4.5, waxaana si firfircoon dusha uga hagaya Wakiilka Puntland ee Scandanavianka Dr Baydhabo, iyo sidoo kale Mujaahid Caato lug-iiggoo

Xafladda ayaa waxaa lagu qabanayaa Stockholma

addresku waa skårbygrånd 1 Renkeby Torget 16374 Saacadda 17-21 Habeenimo, maalinta Axadda ee 7.12.2016
Wixii faahfaahina kala xiriir Teleefnka Mujaahid Caato Lug-iigoo +46760997419