Dekadda Garacad

Filed under: Important News,Wararka |

Garacad
Warar si hoose usoo gaaray Puntlandobserver ayaa sheegaya in ay jirto dhaqdhaqaaq lagu dhisayo dekadda Garacad.
Arrinkaasna waxaa wada Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo ay mashruucaas Puntland ku taageerayaan dal-wayn oo kharashaadka ku baxaya bixin doona (Dib baan idinkaga sheegi doonaa dalka kharashka bxinaya), halka dhismaha mashruuca ay dhisayso shirkad gaar loo leeyahay oo laga leeyahay dalka China

One Response to Dekadda Garacad

  1. Pingback: Dekadda Garacad - Daily Somalia Report