Denmark oo 4 qaxooti Soomaaliya dalkooda iska dhiibay Muqdisha ku celisay dhegeyso

Filed under: Wararka |

Soomaaliya Illaahay wuxuu ugu deeqay dalka aduunka ugu wanaagsan, oo leh xeeb gaaraysa 3200km, Illaahay Soomaaliya wuxuu siiyay Wabiyo 2000 km ah iyo dhul siman oo beeraha iyo xoolaha ku fiican, hase yeeshee Soomaaliya nasiib darro waxaan u dhallan dad miskax maalla.

Soomaalida ayaa ku kharash gareeya in ay Europe ku tagaan lacag dhan Illaa 15000$, iyagoo markaas waliba naftooda risk galiya

Wadamada reer Europe ayaa wada qorshe si wadajira lagula dagaalamayo Doomaha Tahriibkaa ee Europe qaxootiga lagu keeno.

Dhanka kalena haddii ay hadda Denmark Tijaabiso in Soomaalida dalkooda lagu cesho waxaa dhacaysa in ay dalalka kaleba ku daydaan