Dhagayso Arin cajiiba: Nin afar xaas hal-guri oo Hargaysa kuyaal kuwada qaba, ninkaan oo ah Suldaan ayaa dhashay 1980 oo hada 10 Caruura leh, bal dhagayso Qisadan cajiibkaa

Filed under: Wararka |

Dalalka reer Galbeedka ayaa waxaa ay isticmaalaan xisaab layiraahdo Reer sii qorshayn(Family planing) taas oo kusaabsan mid heer dawlad ah, iyo mid famil ama qoys ah.

Reer Galbeedku illaa ninku uu Jaamacad dhameeyo, shaqo fiican helo, Guri iibsado inta badan ma guursdaan, waayo waxay ka fakaraan caruurta ay dhalayaan in ay mustaqbal fiican u sameeyaan oo jaamacad fiican geeyaan.

Laakiin wadamadda soo koroya ayaan haba yaraatee wax qorshe qoys aan marna qorshaha ugu jirin, marka laga reebo in ay iska guursadaan.

Halkaan ka dhagayso qisadii cajiibka ayayd ninkii afarta dumarkaa halka guri kuwada hayay.
[audio:http://radiohadhwanaag.net/Audio/29abusufyaan2013.mp3]

Halkaan ka daawo filin kasheekaynaya dhibaatooyinka kororka dadka oo bata ay sababaan