Dhagayso: Dood Culus: Ciidamada Amisom iyo kuw Un-ka ee hada lakeenay Soomaaliya xal ma ugu jiraa Dooda waxa kaqayb qaadanaya (Sakariye Xaaji, Wasiirka Gaashaandhiga, qareen Maxamed Cige)

Filed under: Wararka |

Barnamijka Faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa dowladda Uganda oo magaalada Muqdisho u dirtey ciidan gaar ah oo hawshoodu noqon doonto ilaalinta shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo xafiisyadooda magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo tiradoodu gaareyso 410 ayaa qeybtii ugu horeysey tagtey caasimadda Somalia, waxayna noqon doonaan kuwo gaar ka ah kuwa Midowga Afrika ee Somalia ka hawlgala.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya General Mohamed Sheikh Hassan wasiirka difaaca ee Somalia, Zakariya Mohamud Haji Abdi, siyaasi iyo wasiir hore dowladdii Somalia iyo qareen Maxamed Cige.

Waxaana daadihinaya Daud Aweis.

[audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2014/04/18/4a80ee9e-de53-4439-9a84-9a3ad220260b.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso