Dhagayso: Gaas iyo Karaash:Khadbadii Degmadda Xarfo: Lacagtaad raadinaysaan jeebkiinay kujirtaa ee samaysta Gole Deegaan (council) oo kudara aqoonyahanka, waxgaradka iyo Dumarka waayo Dumarku waa aamin.

Filed under: Wararka |

Maqaalkaan Gaaban waxaan kusoo qaadan doonaa arrimihii ugu muhiimsanaa ee horumarka asalkaa dalka lagu gaarsiin lahaa ayay Gaas iyo Karaash si kooban ugu sharaxeen Shacabka Soomaalida mar ay ku sugnaayeen Degmada Xarfo.

Meelkasta oo ay tagaan Madaxda Puntland dadku waxay yiraahdaan Gaasow noo dhis iskuul, Isbitaal Iyo Ceelal.

Hadaba su aashaas ayaa waxaa si dadban uga jawaabay Madaxwayne Gaas iyo Karaash.

Gaas ayaa yiri: Lacagta aad raadinaysaan jeebkiinay ku jirtaa, laakiin ERAYGA AAN AAD UGA HELNAY WAA MARKUU YIRI DUMARKA KUDARA council-KA WAAYO DUMARKU WAA AAMIN OO LACAGTA IYAGAA LOO DHIIBTAA XILIYADA DHAQAALUHU YARYAHAY NIMANKU QAADNA WAA CUNAAN WAA DHACAYAAN HANTIDA DEGMADA AMA WAA LUNSANAYAAN
Khudbadiii Gaas
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/04/gaas-dumarku-waa-aamin.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Dhanka kalena runtii Karaash wasiirka arrimaha Gudaha ayaa si qeexan u sharaxay council-ka asalkaa iyo mihuumadiisa.

Khudbadii Karaash
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/04/karaash-xarfo.mp3]
Ama Moobaalkaaga ka dhagayso