Dhagayso Khudbadii taabagalka ahayd ee uu Kismaayo ka jeediyay Raysal wasaare Cabdiwali

Filed under: Wararka |

Hadaad dhagaysato Khudbadda Raysal wasaare Cabdiwali uu Kismaayo ka jeediyay runtii waxaa laga fasirankaraa in uu jiro isbadal Soomaalinimo ama dareen raysalwasaaraha u muuqdo in ay suuragal tahay in lahello kalsooni shacab Soomaaliyeed oo niyadda iska jecel

Raysal wasaare Cabdiwali ayaa sida horeyba maalintii ladoortay ay Dad badan usheegeen ahaa arday yaraantiisii aad u miskaxbadnaa, hadana aad moodayso in yahay nin leh garashadda muhiimida kalsoonida shacabka Soomaaliyeed oo niyadda iska jecladaa.
cabdiwali axmadmadoobe
Hoos ka dhagayso khudbadda Raysal wasaaraha
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/04/Raysal-asaare-Cabdiwali-kismaayo.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso