Dhagayso: Maxamed Cabdi Afay, Ergayga gaarkaa ee Igad Soomaaliya u qaabilsan: Igad waxay taageeraysaa oo meel marinaysaa Qorshaha Dawlada, Barre haduu nabada diido Raysal wasaarahaan taageeraynaa

Filed under: Wararka |

Dhagayso: Maxamed Cabdi Afay, Ergayga gaarkaa ee Igad Soomaaliya u qaabilsan: Igad waxay taageeraysaa oo meel marinaysaa Qorshaha Dawlada, Barre haduu nabada diido Raysal wasaarahaan taageeraynaa.

Waraysiga uu Afay siiyay Voa ayaa imanaya mar baryahaanba uu Raysal Wasaare Cabdiwaliuu waday dib uheshiisiin sidii shacabka Jubbooyinka lowgu soo dabaalilahaa.

Dhanka kalena waxaa diidan dib u heshiisiinta Barre Hiiraale, waana sababtaas sababta loo waydiiyay bal waxa ay Igad ama beesha caalamka kayeelayaan.

Afay ayaa sheegay in ay haboontahay in tixgakliyo Barre Hiiraale balse hada ay Igad go-aansatay in ay taageeraan DFS isla markaana aan cidi dhagaysan doonin halqof oo hogaamiye kooxeeda.
afay

[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/04/afay-ergayga-igad.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso