Dhagayso : Caaqil Hoolif oo 100 sano jira isagoo laascaano jooga waraysi siiyay BBC, Hoolif oo ay Qaraabo yihiin Garaadka Jaamac Siyaad ee Maamulka Somaliland kubiiray, oo laga qaaday xilkii Garaadnimada

Filed under: Wararka |

Dhagayso: Caaqil Hoolif oo ay Qaraabo yihiin Garaadka Jaamac Siyaad ee Maamulka Somaliland kubiiray, oo laga qaaday xilkii Garaadnimada

Hoos ka dhagayso waraysi uu siiyay BBC Caaqil Hoolif oo sheegay in Caaqiliinta jaamac Siyaad ay xilkii Dhaqan ka qaadeen Garaad Jaamac
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/04/caaqilka-Hoolif-bbc-waraysi.mp3]
Ama Moobaalkaaga ka dhagayso