Dhagayso: Prof: Cabdiwali Gaas oo Voa waraysi siiyay isagoo Addis jooga

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo baryahaanba arrimo hawleed iyo shirar u joogay dalka Ethiopia ayaa ka warbixiyay kulumo uu layeeshay Madaxda wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maaraykanka wixii ay kawada hadleen, iyo sidoo kale Shirkii Taana Forum arrimihii looga wadahadlayay, iyo in ay jiraan wadahadalo dhexmaray Puntland iyo Soomaaliland intii lagu guda jiray shirkii Taana Forum. … Continue reading Dhagayso: Prof: Cabdiwali Gaas oo Voa waraysi siiyay isagoo Addis jooga