Dhagayso: Waraysi Culus Dhaartii Xassan Shiikh uu kitaabka gacanta ku galiyay in uu kushaqaynayo Dastuurkii Soomaali ku heshiisay ma ka dhabeeyay(ka dhagayso radio Ogaal)

Filed under: Wararka |

Halkaan kilig garee si aad u dhagaysatid Barnaamijyadii axadii lasoo dhaafay ee radio Ogaal oo aad lowgu fallanqaynayo Madaxwayne Xassan Shiikh maka runsheegay Dhaartii uu Kitaabka Gacanta kusaaray in uu dhawrayo oo ku shaqaynayo Dastuurkii Soomaali ku heshiisay Bannaamij xiisa baddan oo lagu waraystay laba Aqoonyahan

RadioOgaal