Dhagayso: waraysi Faarax Macalin (Gudoomiye kuxigeenkii hore Baarlamaanka Kenya) oo Saldhiga Booliska Kenya looga yeeray, qaybta ladagaalanka argagixisada looga yeeray

Filed under: Wararka |

Faarax macalin oo ahaa Gudoomiye kuxigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya kana tirsan Xisbiga ODC,
Xisbiga ODC ayaa doorashadii kalkii hore qaatay jagadda raysal wasaare oo uu noqday Odinga oo katirsanaa Xisbiga uu xubinta kayahay Faarax Macalin ee ODC.

Hadaba haatan Kenya waxaa Madaxwayne ka ah Uhurur kenyata oo xubin ka ah Xisbiga The National Alliance (TNA).

Xisbiga Faarax Macalin katirsanyahay ee ODC ayaa hada ah Xisbi Mucaarada, islamarkaana aad ugu dhaliilay kooxda xisbiga talada haya ee The National Alliance (TNA) ee uu madaxwaynaha kayahay Uhuro Kenyata in ay wadamada Reer Galbeedka kaga faa iidaysanayaan waxa lowgu yeero ladagaalanka argagixisada isla markaan bartilmaameedsanayaan dadka Soomaalidaa sidaa la ajligeedna ku shaabadaynaya Soomaalida dad Argagagixisa ah.

Faarax Macalin ayaa dhowr jeer dhaliilo usoo jeediyay falalkii Booliska iyo Xukuumada Kenya ay ku bartilmaamaysanayeen dad maata ah oo Soomaaliya,

Hadaba hoos ka dhagayso waraysiga ku saabsan eedaynta lagu eedeeyay Faarax Macalin in uu dab shidayo.
faaraxmacalin
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/04/faarax-macalin-booliska-Kenya.mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Halkaan hoose ka daawo warbixinta Faarax Macalin lagu haysto

http://www.puntlandobserver.com/daawo-faarax-macalin-oo-qeexay-dhibaatada-asalkaa-ee-soomaaliya-la-dagi-ladahay-oo-uu-ku-qeexay-waxuba-waa-hanti-resource-la-isku-haysto/