Dhageyso Taariikhda Axmed Cabdi Godane

Filed under: Wararka |

Hoggaamiyihii ururka al-Shabab Axmed Cabdi Godane ayaa lagu dilay duqayntii maalintii Isniintii ka dhacday degaanka Haawaay ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Dawladaha Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa xaqiijiyey dhimashada Godane. Haddaba Axmed Cabdi Godane nin caynkee ah ayuu ahaa? Geeridiisuse SIDEE ayey u saamaynaysaa ururka al-Shabab?

Warbixintan waxaa inoo diyaariyey soona jeedinaya
TAARIIKHDA GODANE
[audio:http://av.voanews.com/clips/SO/2014/09/05/106305b7-5fa1-424d-94e6-dbf6046dcbe5.mp3]

AMA MOOBIILKAAGA KA DHAGEYSO